Qarax Khasaaro geestay oo caawa ka dhacay Baydhabo iyo faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay qarax dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhax dhacay mooto ay la socdeen sadex ruux, waxaana qaraxan uu ka dhacay xaafada Isha ee katirsan magaalada Baydhabo oo … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo caawa ka dhacay Baydhabo iyo faah faahino kasoo baxaya